Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Shirkada GULHAN LTD. DEARSAN Oo Laga Leeyahay Waddanka Turkeyga

0
632

Hargeysa(Somalilandnation)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga oo uu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkadaasi Mr. Aziz Yildirim oo maanta safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here