Daawo: Badhasaabka Gobolka Sool Ka Hadlay Halka Uu Marayo U Diyaar Garowga Xuska Maalinta Qaranka Ee 18-ka May

0
788

Laascaanood(Somalilandnation) Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa ka hadlay halka ay marayso qaban qaabada u diyaar garowga Xuska Maalinta 18-ka May.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here