Daawo: Ciidamada Booliska Iyo Shacabka Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dhalinaro Ah Oo Ku Labisan Calanka Buluuga Ah

0
634

Hargeysa(Somalilandnation) Shacabka Magaalada Hargeysa ayaa gacanta ku dhigay wiil dhalinyaro ah oo kasoo jeeda Caasiamada Hargeysa kaasi oo si ulakac ah ugu labistay  dharka calanka Soomaliya, waxaana ay shacabku gacanta u geliyaan Ciidamada Booliska Somaliland oo xidhay Wiilkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here