Daawo: Muwaadiniin Isu Xilqaamay Sidii Ay Laamiga Uga Nadiifin lahaayeen Dhooqadii Daadadku Keeneen

0
547

Hargeysa(Somalilandnation) qaar kamida Muwaadiniinta ku dhaqan Magaalada Hargeysa ayaa isu xilqaamay inay Laamiga ka xaadhaan Xashiishka iyo Dhooqadii Daadadku keeneen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here