Daawo: Taliyaha Xabsiga Gar-adag Oo 60 Geed Oo Dhir Ah Ku Beeray Afaafka Hore ee Xabsiga

0
671

Gar-adag(SLN):-  Taliyaha Xabsiga Gar-adag  ayaa Xabsiga ku beeray  dhir ka kooban 60 geed, waxaana uu ballan qaaday inuu gaadhsiin doono 300 oo geed, waxaana uu taliyuhu u mahad celiyey  Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here