Daawo: Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Talaalka Cidhibtirka Cudurka Dabaysha

0
612

Berbera(SLN):- Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa ka qeyb galay  munaasibad lagu daah furaayey Talaalka Cudurka Dabaysha, waxaana halkaasi ka hadlay masuuliyiin kala duwan  kuwaasi sharaxay  talaalka iyo saamaynta uu cudurka dabayshu ku leeyahay ubadkeena.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here