Daawo: Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Dhirta Timirta Ku Beertay Waddada Halbowlaha U Ah Berbera

0
1187

Berbera(SLN) Dawladda Hoose ee Berbera ayaa Dhirayn ku samaysay Wadada Halbowlaha u ah Magaalada Berbera, waxaana ay xuseen inay qayb ka tahay himimada golaha Deegaanka ee Berbera ee sannadka 2019 oo ahaa Magaalada Oo Cagaaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here