Daawo: Shirweynaha Ururka Dawladdaha Hoose Ee Dalka Oo Ka Qabsoomay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Saaxil

0
657

Hargeysa(SLN):-  Shirweynaha Ururka Dawladdaha hoose ee Dalka ayaa ka qabsoomay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana goob joog ka ahaa Maamulka Gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here