Berbera(SLN):- Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa ka qeyb galay munaasibad lagu daah furaayey Talaalka Cudurka Dabaysha, waxaana halkaasi ka hadlay masuuliyiin kala duwan kuwaasi sharaxay talaalka iyo saamaynta uu cudurka dabayshu ku leeyahay ubadkeena.