Daawo: Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Gabiley Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhtiga Uu Bilaam-mayo Talaaka Caruurta

0
724

Gabiley(SLN):-  Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ee Gabiley oo ay wehelinayaan Maamulka Gobolku ayaa shaaca ka qaaday  wakhtiga rasmiga ah ee uu bilaabmi doono Talaalka Caruurta ee Daybaysha, waxaana ay ka codsadeen waalidiinta ay Caruurta ka talaalaan Cudurka Booliyada, sidoo kalena  sheegeen inay tagi doonaan Dugsiyada Waxbarasho ee Dedmooyinka gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here