Daawo: Xuska Maalinta Biyaha Adduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

0
687

Haregsya(SLN):- Xuska maalinta Biyaha ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal, waxaana halkaasi ka hadlay masuuliyiin kala duwan kuwaasi oo ku dheeraaday  ahmiyada biyuhu u leeyihiin aadamaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here