Daawo: Wasaaradda Ganacsiga Oo Mamnuucday Adeegsiga Astaan Amma Calaamad Shirkad U Diiwaan Gashan

0
571

Haregsya(SLN):-  Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Mudane, Maxamuud Xasan Sacad Saajin ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku mamnuucay adeegsiga iyo isticmaalka Astaan ama Magac hore shirkad loogu diiwaan geliyey, waxaana uu sheegay inay   cidda adeegsatah  astaan ama magac laga qaadi doono ganaac  looguna dari doono hakin ganacsi cidii ku kacda arrimahasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here