Daawo: Waxgaradka Cuqaasha Iyo Shacabka Reer Tuka-raqq Oo Soo Dhaweeyey Waxqabadka Xukuumadda Somaliland Ka Fulisay Sannadkii 2018-kii

0
684

January 29 2019 (SLN-Tuka-raqq) Shacabka ku dhaqan Deegaanka Tuka-ragg ee Gobolka Sool ayaa si weyn usoo dhaweeyey Wax qabad baaxad leh oo ay qabatay Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland mudadii koobaynayd ee ay Deegaankaasi gacanta ku haysay.

Shacabka oo la hadlay Warbaahita Qaranka ayaa si kal iyo laab ah usoo dhaweeyey waxqabadka ay ka deegaanadaasi ka fulay xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Biixi, waxaana waxqabadkaasi ka mida, Dayactirka Wadooyinka, Balaadhinta Cisbitaalka, Biyo Gelinta Magaalada, iyo Xaalada Ammaan ee guud ahaanba Deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here