Daawo:- “Qofku Waa In Uu Illaahay Ka Baqo Marka Uu Gar-Qaadayo” Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Ee Somaliland

0
1370

January 29 2019 (SLN-Hargeysa) Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed Cilmi ayaa sheegay in qofku Illaahay ka baqo marka uu garta qaadayo waxaanu hadalkani ku baraarujiyay mar uu la dardaarmayay qaybaha kala duwan ee Garsoorka Dalka.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay Madal balaadhan oo laysku xogwaraysanayey hannaanka Cadaaladeed ee Garsoorka Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here