Daawo: Wasiirka Shaqo Gelinta Iyo Masuuliyiinta Hay’adda Qadar Charity Oo Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Loo Dhisaayo Deegaanka War-Idaad

0
998

January 29 2019 (SLN-Hargeysa) Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Hinda Jaamac xirsi iyo Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Saraar iyo Masuuliyiin kale oo ka socotay Hay’adda Qadar Charity ayaa si rasmiya u dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo loo dhisaayo Deegaanka War-Idaad.

Wasiirka Hinda oo halkaasi ka hadashay ayaa Hay’adda Qadar uga mahad celisay mashruuca dhagax dhiga xaruntaasi Caafimaad, sidoo kalena waxay xustay inay gacanta ku hayaan Agoomo badan oo reer Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here