Daawo: Hogaanka Ciidanka Dammdamiska Somaliland Oo Ciidan Ku Wareejiyey Duqa Degmada Boorama

0
930

January 29 2019 (SLN-Boorama)  Taliyaasha sare ee Ciidanka Dammdamiska Qaranka oo ayaa Askar Tababar soo dhamaysatay ku wareejiyey Duqa Degamda Boorama, kuwaasi oo ka hawl geli doona magaaladaasi Boorama.

Askartan lagu wareejiyey Maayirka Boorama ayaa loo soo tababaray sidii ay ula tacaali lahaayeen Dabbka, islamarkaana ay dadkooda u bad baadin lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here