Daawo: Daahfurka Barnaamijkii Shaqo Qaran Oo Lagu Daah Furay Magaalada Hargeysa.

0
862

January 30 2019 (SLN-Hareysa) Waxaa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland lagu daah furay Barnaamijka Shaqo qaran oo beryihii u danbeeyey lagu jiray hawshiisa Barnaamijkan ayaa lagu xaraynayaa arday 1500 kuwaasi oo la tababari doono hanaanka shaqo.

Shaqo Qaran oo ah Barnaamij uu hindisihiisa uu ahaa Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye, waxaana uu socon doonaa muddo dhawr bilood ah oo Ardayda lagu tababaraayo hanaanka maamulka shaqo shaqaale ee Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here