Daawo: Barnaamij Laga Diyaariyey Horumarka Ay Golaha Deegaanka Ee Berbera Ka Sameeyaan Magaalo Xeebeeda Berbera

0
785

January 29 2019 (SLN-Berbera) Barnaamijkan oo ay mari ku yihiin Maayirka Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin iyo Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariim Aada Cadde ayaa  waxay kaga xogwarameen Waxqabadka balaadhan mudadii ay joogeen Golaha Deegaanka ee Berbera.

Berbera oo ah Magaalo Xeebeed Qadiimi ah islamarkaana ku caan ah Marsada Caalamiga ah  ee Berbera ayaa waxaa beriyihii u danbeeyey ay Golaha Deegaanka ee Degmadaasi ka sameeyeen horumar balaadhan oo indhaha dadka soo jiitay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here