Daawo: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Furay Shirka Biyaha

0
766

January 28 2019 (SLN-Hargeysa) Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasaaradda Horumarinta  Biyaha Somaliland ayaa daah furay Shirka Biyaha ee dalka, shirkani ayaa lagaga wada hadlaayey xaalada guud ee biyaha dalka sidoo kalena abaaro la sheegay inay soo food saareen qaar kamida Gobolada Bariga Somaliland.

Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in loo baahan yahay in Biyaha la gaadhsiiyo meelaha muhiimka ah ee lagama maarmaan ka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here