Daawo: Wasiiradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Markii U Horaysay Diiwaan Gelisay Madaarista Diiniga ah Ee Dalka

0
1239

January 24 2019 (SLN-Hargeysa) Kullan ka qabsoomay Gudaha Xarunta Wasaaradda  Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, Maayir ku xigeenka Caasiamadda, Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska, Culimada Dalka iyo Badiba Maamulada Madaarista Diiniga ah ee Caasimadda ayaa lagu gorfeeyey islamarkaana lagu daah furay diiwaan gelin casri ah oo Wasaaraddu ku samayn doonto Maxada Diiniga ah.

Diiwaan gelinta Madaarista Diiniga ah ayaa lagu ogaan doonaa tirada guud ee dalka iyo waliba tayahooda, Agaasimaha ee Wasaaradda diinta iyo Awqaafta oo halkaasi ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey kulankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here