Daawo: “Annagu Haddaanu Nahay Xisbiga Kulmiye Mawqifkayaga Horaanu U Sheegnay Waxaanu Doonaynaa Doorashadii Inay Dhacdo 2019-ka Inaanay Inala Dhaafin” Axmed Cabdi Dheere 

0
761

January 24 2019 (SLN-Hargeysa) Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye Mudane Axmed Cabdi Dheere Oo Shir Jaraaid qabtay ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye Cadeeyey Mawqifkiisa ku aadan Qabsoomida Doorashada Wakiilada Sannadka 2019.

Sidoo Kale Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere waxa uu u mahad naqay Golaha Guurtida Somaliland Muddo kordhintii ay u sameeyeen Golaha Wakiilada ee Hadda jooga, isagoo sheegay inay qaateen heshiisyadii ay isla gaadheen Axsaabta Qaranku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here