War Deg Deg Ah: Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Oo Maanta Shaacisay Warbixintii Maalinlaha Lahayd

0
478

Somalilandnation: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda H. Caafimaadka JSL. Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye Ayaa Warbixinta Maalinlaha Ah Ka Warbixiyayay Xaalada Cudurka Coronavirus Iyo Caafimaadka Guud Ee Somaliland.

 

 Magaalooyinka Xaaladaha Cusub.

Hargaysa: (13qof)  Borama (6)

Da’da Bukaanadan Cusub

(10jir ilaa 20jir = 1 qof)
(20jir ilaa 30jir = 2 qof)
(30jir ilaa 40jir = 1 qof)
(40jir ilaa 50jir = 4 qof)
(50jir ilaa 60jir = 6 qof)
(60jir ilaa 70jir = 5 qof)

Nooca Jinsiga Xaalladaha Cusub.

Rag: (11 qof)  Dumar (8)

Jinsiyada Dhalasho Wadan.

19Muwaadin ah.

Faahfaahin Wadarta Guud Ee Xaaladaha.

Wadarta Guud Ee Xanuunka Laga Helay: 87
Wadarta Guud Ee Xiligan Xunuunku Hayo: 71
Wadarta Guud Ee Xanunka Ka Bogsatay: 08
Wadarta Guud Ee Xanuunka U Dhimatay: 08

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here