Hargeysa(Somalilandnation) War Deg Deg Ah: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Axmed Bade ayaa goordhawayd Saxaafada u xaqiijiyey in la helay Saddex Kays oo cusub kuwaasi oo qaba Xanuunka Covid19.

Wasiirka ayaa sheegay in Laba qof ay joogaan Caasimadda Hargeysa halka qof kalena uu joogo  Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.

Tirada guud ee hadda la xaqiijiyey ayaa noqonaysa 5-qof

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here