Daawo: “Waxaan Doonayaa Inaan U Iclaamiyo Putland Inaan Diyaar U Nahay  Inaanu Sii Dayno Maxaabiistii Lagu Soo Xidhay Dagaalkii Tuka-raq Ee Halkan Ku Xidhan Iyaguna Ay Soo Wareejiyaan Wixii Ay Naga Hayaan” Madaxweynaha Somaliland 

0
549

Hargeysa(Somalilandnation) Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa caawasha shaaca ka qaaday inay sii dayn doonaan Maxaabiistii lagu soo qabtay Dagaalkii Tuka-raq.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here