Daawo: Muuqaalka Guud Ee Munaasibadii Caawa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ku Maamuusay Masuuliyiinta Qaranka Iyo Wufuudii Dalka Timi

0
589

Hagreysa(Somalilandnation)  Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa Afur iyo Casho Sharaf ku maamuusay  Wufuudii Dalka timi iyo Masuuliyiinta kala duwan ee Qaranka taasi oo ka qabsoontay Qasriga Madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here