Daawo: “Waanu tegaynaa Nairobi Markaan Tagana Ma Ashkataynayee Laakiin Wixi Cirro Ku Guray Kasoo Gurayaa” Faysal Cali Waraabe

0
554

Hargeysa(Somalilandnation)  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID ee Faysal Cali Waraabe  ayaa sheegay in Qaranimadu tahay in la wada tashado oo hal meel laysugu yimaado, waxaana uu xusay inay Somaliland tahay hal Qoyska oo walaalo ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here