Daawo “Beri Labada Xisbi Nairobi Ayaad U Socotaane Hana Ashkataynina” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde

0
668

Hargeysa(Somalilandnation) Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka ah ee Xisbiga Waddani  Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka hadlay Munaasibad caawa Madaxweynaha Somaliland  ku maamuusay marti sharaf badan oo isugu jira Masuuliyiinta Axsaabta Qaranka, Wufuuda ka timi Dalalka Jabuuti, Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya, Kenya iyo Uganda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here