Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Bayaamiyey Hay’addo Kasoo Jawaabay Baaqii Biyo La’aaneed

0
605

Hargeysa (SLN_:-  Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif)  Gudoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxoontiga Qaran ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay  Xafiiskiisa ayaa waxaa uu sheegay inay Jawaab soo siiyeen Shan Hay’adadood oo isugu jira kuwo Caalimiya iyo Maxaliya  kuwaasi oo ka jawaabay qeylo dhaan ay dhawaan soo saartay Hay’adda Qaxoontigu  oo ahayd in Barakacayaal badani  aanay haysan Biyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here