Daawo: Dab Qabsaday Qeybta Isgaadhsiinta Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Aan Sababin Wax Khasaare Nafeed Ah Iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Oo Ka Hadlay

0
538

Hargeysa 27 February 2019 (SLN):-  Qeybta Isgaadhsiinta ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa qabsaday dab kaasi oo aan sababain wax khasaare nafeed ah, waxaana markiiba soo gaadhay Ciidanka Damdamiska Qaranka oo ka hortegay Dabkaasi.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi Gelinta oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lagu guulaystay Daminta Dabkaasi, Sidoo kale waxaa isna halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo sheegay in Baadhista Dabkaasi lagu wareejiyey Ciidanka Booliska Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here