Daaw: Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Kormeer Ku Tegay Laamaha Dawladda Ee Gobolka Sool

0
942

January 28 2019 (SLN-Laascaanood) Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa kormeer ku tegay Laamaha kala duwan ee Dawladda ee Gobolka Sool, kuwaasi oo uu xogwaraysi la yeeshay masuuliyiinta kala duwan ee ee joogay Xafiisyadaasi.

Gudoomiye Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo ah nin dhalinyaro ah islamaraana uu Xilka Gudoomiyaha dhawaan u magacaabay Madaxweynaha JSL, ayaa mudadii uu joogay Gobolka waxaa laga dareemayaa dardar xoogan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here