Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Qaranka Oo Ka Qeyb Galay Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Safiirka Itoobiya Usoo Magacowday Somaliland

0
619

January  27 2019 (SLN-Hargeysa) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubo kale oo ka mida Dawlada ayaa ka qeyb galay Hadhimo Sharafeed lagu maamuusay Safiir Shamsudiin oo dhawaan Dawladda Itoobiya usoo Magacowday Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here