Madaxweynaha Somaliland oo cusbitalka Haldoor ku booqday wasiirka Caafimaadka oo xanuun ku soo booday

0
1043

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Hal-door ee Caasimada Hargeysa, ka dib markii uu ku soo booday xanuun kedis ahi.

 

Waxaanu Madaxweynuhu wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad ad u jiifta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here