Daawo: Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Oo Qalab Kala Wareegtay Hay’adda GIZ

0
717

January 26 2019 (SLN-Hargeysa) Qalabkan lagu wareejiyey Hay’adda Horumarinta Waddooyinka  ayaa ah mid lagula socon doono Tayada iyo Waddooyinka, Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka ayaa Hay’adda GIZ iyo EU uga mahaq naqay qalabkan  ay soo gaadhsiiyeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here