Hagreysa(Somalilandnation) Shirkan oo ka qabsoomay Magaalada Laascaanood ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Horumarinta Gobolka Sool iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool, Tababarkan ayaa ku saabsanaa sidii loogu gurman lahaa Deegaanada Abaaraha ee Gobolka Sool loo gaadhsiin lahaa Gurmad Deg Deg Ah.