Daawo: Wasiirka Horumarinta Biyaha Iyo Badhasaabka Sool Oo Furay Tababar Ku Saabsan Gargaarka Abaaraha Gobolka Sool

0
579

Hagreysa(Somalilandnation) Shirkan oo ka qabsoomay Magaalada Laascaanood ayaa waxaa goob joog ka ahaa  Wasiirka Horumarinta Gobolka Sool iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool, Tababarkan ayaa ku saabsanaa sidii loogu gurman lahaa Deegaanada Abaaraha ee Gobolka Sool loo gaadhsiin lahaa Gurmad Deg Deg Ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here