Hargeysa(SLN) Warbaahinta Qaranka ayaa si adag uga jawaabtay Weerar uu kusoo qaaday Talefashin gaar loo leeyahay, kaasi oo duray hanaanka ay u sahqayso Warbaahinta qaranku, waxaana ay faallo wareed ku sheegtay Warbaahinta qaranku inaan Warbaahinta Qaranka lagu qiimayn karin Baasaaboor.