Daawo: Warbaahinta Qaranka Baasaaboor Ma Qiimayn Karo “Faallo Wareed”

0
613

Hargeysa(SLN) Warbaahinta Qaranka  ayaa si adag uga jawaabtay  Weerar uu kusoo qaaday Talefashin gaar loo leeyahay,  kaasi oo duray hanaanka ay u sahqayso  Warbaahinta qaranku, waxaana ay faallo wareed ku sheegtay Warbaahinta qaranku inaan Warbaahinta Qaranka lagu qiimayn karin Baasaaboor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here