Agaasimaha Madaxtooyada Oo Qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Waddanka Canada

0
483

 

Hargeysa(Somalilandnation) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille oo Xafiiskiisa ku qaabilay mudane Shucayb Xuseen oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka Canada.

Agaasimaha ah Guud ayaa uga mahadnaqey sida firfircoon ee uu Guddoomiye Shucayb uuga qaybqaato hawlaha jaaliyadda Somaliland ee dalka Canada.

Shucayb ayaa isna dhankiisa uuga mahadnaqay Agaasimaha Guud iyo madaxda kale ee dawladda sidii fiicneyd ee ay uugu soo dhaweeyeen muddadii uu joogay Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here