Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe

0
640

Hargeysa(Somalilandnation) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb galay Aas qaran oo loo sameeyey Alle haw naxariistee Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo lagu Aasay Deegaanka Toon ee Magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here