Daawo: Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Oo Awaamiir Culus Dul Dhigtay Mulkiilayaasha Shirkadaha Iyo Darawalada Basaska Isaga Goosha Gobolada Dalka

0
533

Hargeysa(Somalilandnation) Kulan balaadhan oo ka qabsoomay gudaha Wasaaradda Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka ayaa laysugu yeedhay  Mulkiilayaasha Basaska Rakaabka iyo Kaargooga ee isaga Goosha Gobolada Dalka kuwaasi oo la dul dhigay Awaamiir culus si loo Ilaaliyo badqabka dadka muwaadiniinta ah ee Rakaabka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here