Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Jawaab Adag Ka Bixiyey War Kasoo Yeedhay Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya.

0
73

Gabiley(SLN) Gudoomiyaha Gobolka Gabiley  Maxamed Cismaan Xaaji Axmed oo Shir Jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa ayaa jawaab ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay Dawlad Degaanka Soomalida ee Itoobiya,  kaasi oo ku aadanaa Rasaas lagu qabtay dhanka Itoobiya ee Wajaale oo ay la sheegay in laga soo Iibsaday somaliland, waxaana uu Badhasaabku sheegay inaan Arrintaasi waxba ka jirin loona baahan in Saraakiishii ka hadlay arrintaasi ay hubiyaan halka ay ka timi Rasaastaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here