Daawo: Waxgarad Iyo Dhalinyaro Madaxweynaha Ku Bogaadiyey Magacaabista Wasiirka Caafimaadka

0
173

Hargeysa(Somalilandnation)  Qaar kamida Dhalinyarada iyo Waxgaradka Gobolka Awdal ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyey, Magacaabista Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo ay sheegeen inuu yahay Masuul Hanan Kara Xilkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here