Daawo: Salaadiintii Ka Timi Sanaag Bari Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Halkaasi Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey

0
616

Hargeysa(Somalilandnation) Waxaa Magaalada Gabiley si balaadhan loogu soo dhaweeyey Salaadiintii kasoo Kicitimay Sanaag Bari, kuwaasi oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Magaalada Hargeysa, waxaana soo dhaweeyey Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here