Daawo: Barnaamijka Munaasibada Maalinta Dhiraynta Jamhuuriyadda Somaliland Ee 15 April

0
626

Hargeysa(Somalilandnation) halkan ka daawo Barnaamij  laga diyaariyey Munaasibadii  maalinta dhiraynta JSL, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miiga, taasi oo uu kasoo qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici).

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here