Daawo: Qeylo Dhaan Biyo La’aaneed Oo Kasoo Yeedhay Deegaamada Yoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn

0
650

Ceel-Afweyn 27 February 2019 (SLN):- Qeylo dhaan Abaareed iyo mid Biyo la’aaneed ayaa kasoo yeedhay Deegaamada hoos yimaada Degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag, Maamulka Degmada Ceel-Afweyn oo kormeer kusoo maray Deegaano badan  ayaa sheegay Deegaanku galay Wakhti Jiilaal oo biyo la’aaneed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here