War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Hadda La Doortay

0
1004

 

Boorama 26 02 2019 (SLN): Waxaa hadda lagu doortay Shirweynaha Lixaad eeee Xisbiga Kulmiye  Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo loo doortyay Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, Cali Maxamuud Cali (Cali Caliyow) ayaa isna loo doortay ku xigeenka Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

Wixii war ah ee kasoo kordha kala soco Wararka yaga danbe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here