Daawo: Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Oo Qaabilay Wafti Ka Socday Baanka Adduunka

0
676

Hargeysa(SLN)- Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafti ka socda Baanka Aduunka, ,kuwaasi oo qiimaynayey halka uu marayo  Mashruuca Maamul Wanaaga Maaliyadda (BFM).

Kulankan oo qabsoomay Xarunta Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ayaa Waftigu  kormeer ku tageen Xafiiska Maamulka Maaliyadda oo  wakhtigan ka socota Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here