Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Muddo Kordhin 9-Bilood Ah U Sameeyey Golaha Wakiilada

0
931

January 21 2019 (SLN-Hargeysa) Fadhi ay maanta yeesheen Golaha Guurtida Somaliland oo uu Gudoomiyey Gudoomiyaha Golahaasi  Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxaa ay Sameeyeen Mudo Kordhin, taasi oo ay u sameeyeen Golaha Wakiilada Somaliland oo Kuraastya sii Fadhiyi Doona Muddo Sagaal Bilood ah.

Doorashada Baarlamaanka ayey qoondeeyeen Guurtidu inay dhacdo Sannadkan Dabayaqadaiisa sidoo kalena ay Baarlamaanka hadda fadhiyaan baneeyaan Kuraasta Horaanta Sannadka 2020-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here