Hay’adda Dawladda ee NDRA oo Soo Bandhigtay Qorshaha Hagi Doona Sadexda Sano ee Soosocda.

0
909

(Hargeysa-SLN) Munaasibadan oo lagu Qabtay magaaladda Hargeysa ayaa daaranayd soo bandhigida Qorsha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaashu ay ku shaqayndoonto 3 sano ee Soosocda.

Waxa ka Soo qayb galay Xubno kamida Golaha Wasiirada, Agaasimayaal guud iyo xubno ka socday Hay’ada Caalamiga ah iyo kuwa maxa Liga ah.

Waxa diirada la saaray sidii bulshada Nugul ee ay Hay’adu u xil saarantahay wax loogu qaban lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here