Daawo: Waa in labada dhinac is fahmaan oo ganacsatadii iyo dawladdu is fahmaan oo qolo qaliba doorkooda fahanto.” Mudane Saylici

0
871

Daawo “Maanta waxa farxad weyn ii ah inaan idin kala soo qayb-galo madashan ay ku tashanaan dawladdii iyo ganacsigii gaarka loo lahaa oo ah laba aan kala maarmin, runtiina waa mid mar walba loo baahnaa, muhiimadduna in haddii la isu yimi in aad loo kala faa’iidaysto oo arrintaasi noqoto aqoon is-weydaarsi wax weyni kasoo baxo oo aynu hore ugu dhaqaajinno ganacsigeena iyo maal-gashiga dalku u baahan yahay, waana in labada dhinac is fahmaan oo ganacsatadii iyo dawladdu is fahmaan oo qolo qaliba doorkooda fahanto.”Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here